DAAWO SAWIRO DHAMAYSTIRAN MADAXWAYNHA SOMALILAND AXMED MAXAMED MAXAMUUD SIILAANYO OO KAQAYB GALAY XAFLAD LOOGU DABAAB DEGAYAY HORN CABLE TV OO 10 JIRSADAY

imageimageimage

image

imageimage

Daawo Sawiro Dhamaystiran Madaxwaynha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo Kaqayb Galay Xaflad Loogu Dabaab Degayay Horn Cable TV oo 10 Jirsaday MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND MUDANE, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu manta ka qayb galay Sanad Guurada 10aad ee ka soo wareegtay Aas-aaskii TELEVISION KA HORN CABLE oo lagu qabtay Caasimada Somaliland ee Hargeysa Gaar ahaan Hotel Mansoor saaka, Halkaas oo madaxweynuhu uu Hambalyo uga diray Horn cable Tv Madasha oo ahayd mid balaadhan oo ay ka soo qayb galeen 12,000 oo qof oo ka kooban Mucaarad, Muxaafi, Bulshada Qaybeheeda kala Duwan Xukuumad, Golayaasha Qaranka iyo Ururada Bulshada ee kala Duwan.