DAAWO SAWIRO IYO VIDEO..SHIRKII KA DHACAY XARUNTA EU EE BRUSSELS EE AQOONSIGA LOOGU RAADINAAYEY SOMALILAND

13

Kulan kadhacay maalintii Jimcaha 17.5.13 xarunta Yurub ee Brussels oo ictiraaf loogu raadinaayo Somaliland ayaa shalay ka dhacay xarunta EU oo aykasoo qaybgaleen qaarka mid ah Golaha Wasiirada iyo aqoonyahano reer Somaliland ah oo ay ugu horeyso Dr Adna, Waxa kale oo ka hadlay madax ka socday EU iyo Turkey.

IMG_4929

111 (2)

Kulanka oo aysoo abaabuleen qaar ka mid ah jaaliyadda reer Somaliland ee degan Belgium oo dedaal balaadhan u galay in xarunta qaaradda Yurub lagaga hadlo arimaha Somaliland.

025607092918111333172115

Waxa aad looga hadlay arimha Somaliland ee intii ay jirtay iyo wax qabadka muuqda ee ay sameysay,Wasiirada Somaliland ee kasoo qaybgalay oo ay ugu horeyeen Gudoomiye Kuxigeenka Barlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax,Wasiirka Qorsheynta Somaliland Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Kaluumaysiga iyo  khayraadka Badda Cabdilaahi Geeljire iyo Dr Adna waxa aykudbado aad u taabtay dadkii kasoo qaybgalay kasoo jeediyeen kulanka ictiraafka loogu raadinaayo Somaliland,Waxa aan idiinsoo gudbin donaa Video ku saabsan hadaladii wasiiradu soo jeediyeen.

Waxa iyana ka hadlay wakiiladda Dawlada Turkey u fadhiya EU, Ingiriiska iyo qaar ka mid ah  barlamaanka Belgium oo aad ugu waramay sida ay ula dhacsan yihiin shirka noocan oo kale ah ee ictiraafka loogu raadinaayo Somaliland

4

161571221108

Warka oo dhameysitaran lasoco www.salaanmedia.com iyo Videowba

Xamse Axmed Salaan

Belgium/Brussels