Daawo sawiro…Warbaahinta Caalamka oo madashii ninka lagu diley ee Woolwich weli kusoo qul-qulaaya

Xaafadda Woolwich oo ahayd madashii ninka ka tirsan meleteriga dalkan Ingiriiska usbuucii hore lagu diley ayaa weli saxaafadda caalamku ay u daneyn nayaan inay warkooda aad u ogadaa,Waxa aad arkaysa dadka oo flower madasha dhigaaya aadna uga cadheysay waxa madasha ka dhacay.

Booliska oo madasha jooga waxa ay ku dedalayaan in aan wax dhibaato ahi ka dhicin waxayna gaaf wareegayaan hareeraha iyo meelaha ku dhow-dhow.

Wixii war ha ee kasoo kordha waan idinla socodsiinayaa warkayaga danbe Insha Allah.

 

Xamse A  Salaan

London

Salaanmedia.com