Daawo SAWIRO xafladii 18-MAY ee SYDNEY-AUSTRALIA

Daawo SAWIRO xafladii 18-MAY ee SYDNEY-AUSTRALIA iyo sida sharafta badan ee ay noogala soo qayb galeen madaxda xisbiga UCID oo kala ah Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng:Faysal Cali Xusen,iyo Xoog hayaha guud ee xisbiga Axmed Aadan Ismaaciil waa “Kayse Guray” iyo Marwo NUURA CIISE OOMAAR oo ah madaxda UCID-UK.

923279_383553808430133_710956238_n