Daawo VIDEO: Hay’ada Camuud Foundation Oo

Daawo VIDEO: Hay’ada Camuud Foundation Oo Dhagax-dhigtay Cisbitaalkii Ugu Horeeyay Ee Loogu Talagalay Caruurta.

May 29,2013 Borama(SM) – Magaalada Borama waxaa ay ka mid ahayd magaalooyinka waaweyn ee Somalia ee aan lahayn Isbitaal u gaara Caruurta maantana waxa ay Hay’ada Camuud Foundation dhagax dhigtay Isbitaal Cusub oo loogu talagalay Caruurta oo aan wali laga yagleelin gayiga Somaliland, DAAWO VIDEO