Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

HAMBALY DHALASHO…Wariye C/Xakiim Maxamuud C/raxmaan Cadaani oo Gabadhi ugu dhalatay London

969627_10200822510620726_1797873935_n

 

Dhamaan Hawlwadeenada Salaanmedia.com  iyo Saxafiyiinta ka Hawlgala Uk waxay Hambalyo Dhalasho u Dirayaan  Wariye C/Xakiim Maxamuud C/raxmaan Cadaani iyo Marwadiisa Marwo Muuna Yuusuf Maxamed oo Gabadhi ugu Dhaltay London gabadhaas oo loo bixiyey Hana waxaanu lenahay soo barbaar tii dalkeeda iyo dadkeeda anfaca ALLE ha ka yeelo.

Amiin                                                     Amiin                                                  Amiin  




Leave a Reply