Hambalyo Meher…HAMSE AADAM JAAMAC IYO MARWO FAYSA MUUSE SULUB

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
249191_10200490163270241_1411390940_n
Dhammaan Taageerayaasha Xisbiga Waddani iyo xubna ugu sareeya ee Dalka UNITED KINGDOM, waxay Hanbalyo iyo boogaadin aan lasoo koobi karin u dirayaan GODOOMIYAHA KUXIGEENKA XISBIGA WADDANI EE MAGAALADA MILTON KEYNES,MUDANE HAMZE ADAM JAMAC IYO MARWO FAYSA MUUSE SULUB. OO MEHERKOODU KA DHACAY MAANTA 25 MAY 2013,HOTEL CITY PLAZA, MAGAALADA BURCO, GOBOLKA TOGDHEER, JSL, WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA IN UU KADHIGO KUWII ISKU WAARA UBAD KHAYRQABA KALA HELA
kuna waara farxad iyo caafimaad. Aamin Aamin.

Waxaan leeyahaywalaalkay iyo wallashay noqda labadii isku waara ee ubed kheyr qaba kala hella aameen aameen
بارك الله لكما و بارك عليكما وجمع بينكما بالف خير.