Hambalyo Meher Wacan…Hamse Abdi Ibrahim iyo Marwadiisa Ishwaaq Siciid Jaamac

Hambalyo Meher Wacan

Waxaan Halkan Hambalyo Qaaliya Uga Dirayaa

Hamze Abdi Ibrahim iyo Marwadiisa Ishwaaq Siciid Jaamac
Oo Maanta 24.05.2013 10.00 Subaxnimo Meherkoodu Ka Dhacay Hotel Barwaaqo Ku Dhamaysta Nolosha Wada jir Is Af garad Guuluhuna Haydinka Dhigo Labadii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Kala Hela Amin Wiil iyo caano Gabadh Iyo Caano Amiin Aamin Aamin Waxaan Idiinku Ducaynayaa Ducadii Rasuulka
Baarakallahu Lakum Wabaaraka Calaykum Wajamaca Baynakumaa Bil Khayr. — with Cali Xaashi Nadiir,Sahalane Saeed AwaleMaxamed TaajirSahra Ladan AliAbdirisak SalaadVitamin C WanbarHamze Abdi IbrahimGaraad KhadarAmiin MaxamedXamse Cabdiraxmaan IbraahinHamse Abdi Ibraahim,Salaadyare Cali and Caalin Xasan.