Kulan samafal ah iyo madaxda Somaliland oo uu hogaaminaayo madaxweyne kuxigeenka Somaliland Saylici

Kulan samaf ah oo caawa ka dhici doona Savanna Restaurant London iyo madax Somaliland ah oo uu hogaaminaayo Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo madax kale oo ka tirsan Somaliland,

Savanah  Restaurent_001

 

IMG_5367

Kulankan oo u dhexeeya jaaliyadda reer Somaliland ee UK iyo madaxda Somaliland oo dhawaan dhici doona lasoco wararka iyo Sawiradaba dhawaan Insha Allah.

 

 

Xamse Axmed Salaan

Salaanmedia/London

www.salaanmedia.com