Abokor Maxamed Ismaciil waa Xoghayaha Siyaasadda iyo Hirgalinta Xisbiga UCID oo aan waraysi magaaladda London kula yeeshan dhinacyo badan taabanaaya waxa uu ka hadlayaa arimo ku saabsan Somaliland iyo Xisbiga UCID.
Daawasho wacan
Salaanmedia.com
London