Waxa aan maanta ciyaartii Champion League ee ka dhacday aan tagay Stadium ka weyn ee Wembley oo aan ay uga jirtay xamaasad iyo sawaxan aad u qaylo badan oo kooxaha wada ciyaaraayaa ay aad ugu faraxsanaayeen ciyaarta dhex mari doonta.
Ugu danbeyntii waxa ay guushu raacday kooxda Fc Bayern Munchen oo 2.1 ku adkaatay.