Ciyaartii caawa champion Legue ee maanta 25.5.13 champion legue

Waxa aan maanta ciyaartii Champion League ee ka dhacday aan tagay Stadium ka weyn ee Wembley oo aan ay uga jirtay xamaasad iyo sawaxan aad u qaylo badan oo kooxaha wada ciyaaraayaa ay aad ugu faraxsanaayeen ciyaarta dhex mari doonta.

Ugu danbeyntii waxa ay guushu raacday kooxda  Fc Bayern Munchen oo 2.1 ku adkaatay.

293059_10201155765956463_196117363_n 432113_10201155792277121_1537125925_n

 

 

image