munasaba lagu dabaal dagayo sanaad guraadi kaso wareegtay 22 guuradi 18 may ee somaliland oo lagu qabtay Uganda

munasaba lagu dabaal dagayo sanaad guraadi kaso waregtay 22 guuradi 18 may ee somaliland diib ulaso labaatay xorniimadedaa buxda ayaa laagu qabtay casimada dalka uganda ee kampala


969492_251793884963354_1237469609_n
(kampala(sm)xaflada ayaa ahay miidi ugu dadka baadnayd marka loo eego xafladi 18 may ee hoore uga dhici jiiray kampala taaso aay iska kashaanayan ururka ardayda somaliland iyo jaliyada somaliland  hotel amaa hool wayn oo lagu qato aaya muudo laa radinayay madama ay dadku aad uu tiro badaan yihi kanaa kala imanayan gobolada dalka uganda oo dhaan 

DSC01875-475x356

sida jinja, mbaal, tororo, busia, mbarara, iyo goboolo kale oo ay ku noolyihin shacaabwayna uu dhaashay soamaliland

sadaam-shahado-475x356
xafladaa ayaa laa isku gaaratay inay ka dhaacdo FREE DOM CITY MALL oo ku yalaa wadada enteb airbott wadada eriboka qabaata  otelka ayaa ahaa miid ilaa xaad quruxbaadan aadna uu way  taaso qaaban gudidu islaahayen dadka imanaaya waa u kaa badaanyahay amaa waa uu qadaaya si ficaan

THN5-475x356
markay ahayd 8;00pm ayaa dadka hoorantis yimaaden amaa dadki ugu baadna e xaflaada ka qayb galayay securty ilaalinayay aayaa waxaa ay kaa dhiigeen dadki laaba layn qaybta dumaarka iyo qaybtaa raaga tasoo aay laaymanki aad uu dhaadheeraden dadkina iskaa soo dabaa dhaaceen
askarti ilaalinaysay ayaa waxaay diib u daalbadeen aska kalee sii ay uu suugan securty hotelka amaa dadkaan faraa badaan ee xafladaa kaso qaayb galaay

xamse-sjahaado-475x356
xafladaa ayaa waxaa lagu casuumay oo kaso qaayb gaalay marti sharaaf aad uu tiira badaan o kaa la yimii somaliland, maraykanka, iyo madax kaamida dawlada uganda sida madaxaa C I D uganda ,safirka somaliland u faadhiya dalka uganda

DSC01875-475x356 969492_251793884963354_1237469609_n

1; safirka somaliland e uganda  BADILAHI ABDI GUUHAAD
2; MUSHARAX MADAXWAYNE KU XIGENKA UCID PRO ABDIRSHID HASAAN MATAAN
3;MADAX CID UGANDA
4’XUBIN KAMIDA GOLAHA DHEXEE E XISBIGA KULMIYE (MR MOHMED FAROOLE)
5; HOGANKA JALIYADA ARDAYSA SOMALILAND
6; MADAXA SHIRKADA DAHAB SHIIL (IBRAHIM HIRSI GAALAAW)
7; MARWO AMIINA HIRSI MOOGE OO IYANAA LAGYSO MACSIMAY LAKIN HAWLO GAR AHAANED U IMAAN KARIWAYDAY UNA SO DIRSAATAY QOF MATALAA
GUDOMIYA DALADA SOYNO EE UGANDA HASSAN MISAAN

iyo martiisharaaf baadan oo kale halkaaso qudbaado aad u ficaan lagaaso jeediyay oo dhiinacwalba taabanayaa xagaa shacabka somaliland guud aahan iyo gaar ahan ku waa ku dhaaqan uganda daardaaran ardaydaa
waxaa ay ardaaydu soo baan dhigtaay tarikhdii somaliland xiliigi laa asaayasay iyo halka aay hada marayso oo maaqal iyo muuqal ay kuso baandhgeen
dhalinyartaa jaliyadaa ayaa waxaa ay soo bandhigeen riwayado kaa matalayaa xalada ay somaliland ahada ku sugantahay iyo ciitiraf raadinta ay hadh iyo habeenba u socoonayso madaxda jamahuriya somaliland

waxaa sido kalee heeso wadaaniya kuso baan dhiigay fananta kampala MAHDI IYO KHALIL HEES kaa hadlaysa wada hadalka u socda somaliland iyo somalia baryaahan danbe   xaafladaagaba gabadi waxaa shaadoyin laa gudoonsiyay dhaman dadki ugu firfircona xagaa jaliya iyo ardayda ee siida baan isugu hawlaay shaaqada wayna kaa qabtaay abaabulka iyo isku duba ridka xaflada sanaad guraada 22 ee kaso waregtay wakhtigi ay somaliland xornimaada diib ulaso laabaatay 1991 81 may 

waxaa iyaanaa an marnabaa meshaa kaa madhnaayn baahwayntaa SAXAFADAA OO AY KA MIID YIHIN OODWAYNE NEWS,SALAAN MADIANEWS,HADHWANAAG,TOGAHERE,HCTV, IYO QAARKALO BADAA
lasooco sawiro kale iyo vidio malma sosocda….insha allah

 


DEEQ X AADAN
AIRLAND_82@HOTMAIL.COM
XAFISKA WARARKA EE salaan madia
UGANDA/KAMPALA(256………………….)