Sawirka Todobaadka…Sawirkani wuxuu til mamayaa nin Chinese ah oo dhulkii….

rocky farming 2

Sawirkani wuxuu til mamayaa nin Chinese ah oo dhulki ka buux samay oo beer meel buura ka falanaya. Dhulka Somaliduna wuu wada banaanyey biyuhuna bada ayey ku shub maan dabeed gaadhi gaadhi saar baa sanadka danabne laga cawdaa. Sidey wax u jiraan tallow,  ma Somalidaa qaldan mise cadan baa laga heesayaa.

Nabadeyyy
Ahmed M. Saeed
South Sudan