Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo taageerayaasha Xisbiga WADDANI waxay iyagoo ka tiiraanaysan tacasi u diryaan Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga WADDANI Md Shiine muxumed Idiris geeridii ku timi walaalkii
Marxuuma Kaamil Muxumed Idiris oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa
Waxaanu Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo,dhamaan xaasaskii, caruurtii, eheledii,qaraabadi ee uu ka baxay. Marxuunku samir iyo iimaan inga wada siyo.
Aamiin Aamin Aamin
Md . Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI