29/05/2013 Hargeysa
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Date: 29/05/2013
Ujeedo: Tacsi
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweynaha , Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Aabo Saleebaan Aadan Muumin oo Saaka Subixii Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Waxaanu Eebo uga baryaynaa inuu Marxuumka ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalanad-na samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, gaar ahaan Qoyskii, Ehliyadii Qaraabadii uu ka baxay marxuumku.
Aamiin Aamiin Aamiin
Agaasimaha Guud ee Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID
Dr, Jaamac Axmed Saalax
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
Date: 29/05/2013
Ujeedo: Tacsi
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweynaha , Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Aabo Saleebaan Aadan Muumin oo Saaka Subixii Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.Waxaanu Eebo uga baryaynaa inuu Marxuumka ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalanad-na samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, gaar ahaan Qoyskii, Ehliyadii Qaraabadii uu ka baxay marxuumku.
Aamiin Aamiin Aamiin
Agaasimaha Guud ee Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID
Dr, Jaamac Axmed Saalax