Waxan marka hore salamayina shaqalhaa webka salaan media .com salan kadiba waxan halkan ka taageerayina shirweynaha beesha cidaagle ee laga qabaan doon magaalad awbaraakhadle bisha ogaasto 25 da.Anaago ah quruub joogta Ciidagale ee gobalka Vasmantland dalka SWEDEN waxan diyaar uu nahay in aanu hiil iyo hooba la garab taganahay hadaanu nahay quruuba joogta beesha cidaagle anaago ku faraxasan.
Shirweynaha wanna lo bahanaa in beeshu shirweyne iskugu timado waxa kale oo aan ku taageeryina ama hambalayo
uu dirayiina suldanka guud iyo salaadiinta iyo gudiga beesha cidaagle waxan alla iddinka baryaayina in uu alle
iddiin fudeediyo hawsha aad wadan dhamantiin baa
waa bilaahi towfiq
Cantar Kidar Cune