Xaafadda dadka Soomaalidu aadka ugu badan tahay ee Woolwich oo ku taala Koonfur Bari ee magaalada London oo maanta uu ka dhacay dil isugu jira 1 qof oo dhintay iyo laba qof oo dhaawac ah oo mid ka mid ahi ay xaaladiisu aad u liidato,Waxa kale oo la sheegayaa in uu dhintay askari ka mid ah kuwii usoo gurmaday.
Weli wax war ah oo faah-faahsan masoo bixin,waxa aan isku dayeynaa in aan idiinsoo gudbino warka oo faah-faahsan.
Xamse A Salaan
London