Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xaflad balaadhan oo lagu xusayo 18 May oo ka dhacday Brussels Belgium oo ay soo qaban qabiyeen ururka

SM(Brussels):- Xaflada balaadhan oo lagu xusayay 18 may maalinta duibusoonoqoshada xoriyada Somaliland ayaa lagu qabtay caasimada Belgium ee Brussels, xafladaasi oo ay ka qayb galeen wafti culus oo ka socday wadanka Somaliland oo ay ka md ahaayeen wasiirka qorshaynta qaranka Sacad Cali shire, lataliyaha madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo Adna Aadan. 

 

Xafladan oo ah mid si gaar ah loo soo agaasimay soona bandhigeen ururka Diaspora(Sawiro)

Xafladan oo ah mid si gaar ah loo soo agaasimay soona bandhigeen ururka Diaspora.

GNS/Brussels




Leave a Reply