Xamda Sheekh iyo Schoolka ay wax ku bartaan caruur badan oo Somali ah oo ku yaala London..Daawo Video

Schoolka Greater Learning Centre waxa ay ku talaa wadadda dheer ee Old kent Road,Waxa dhigta in ka badan 200  00 arday ah,waxa laga cawiyaa waxbarashada Schoolka oo loo dhigaa Science,Maths,English oo ah qaybo kala duwan.

Waxa ay tahay in caruurta dalkan degan ee Schoolada dhigta in lagula  dadaalo sidii waxbarashada sare loogu qaadi lahaa oo aan lagu haleyn waxbarashada kaliya ee Schoolka ay dhigtaan,

Gudoomiyaha Greater Learning Centre Xamda Sheekh oo aan dhawaan kusoo booqday xarunta Schoolka waxa aan kusoo arkay arimo badan iyo horumar la taaban karo oo caruurta 200 kor u dhaafay ay ku talaabsadeen xaga waxbarashada Schoolka ay dhigtaan,waxayna dedaal dheeraada u gashay sidii caruurtu ay u gaadhi lahaayeen heer wacan oo lagu daydo.

Hadaba hadii aad caruurtaada la jeceshay inay Schoolada meel wacan ka gadhaan lasoo xidhiidh Xamda Sheekh iyada ayaa ku siin doonta warbixino kal duwan.

IMG_5742

Cinwaanka kor ku xusan kala soo xidhiidh wixii macluumaad ah ee ku saabsan Schoolka.

Xamse A Salaan

London

WWW.SALAANMEDIA.COM