Xoghayaha Siyaasadda iyo Hirgalinta Xisbiga UCID Mudane Abokor M. Ismaciil oo ku tilmaamay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland inuu ku kacay khiyaamo qaran.Daawo Video

Abokor Maxamed Ismaciil waa Xoghayaha Siyaasadda iyo Hirgalinta Xisbiga UCID oo aan waraysi magaaladda London kula yeeshan dhinacyo badan taabanaaya waxa uu ka hadlayaa arimo ku saabsan Somaliland iyo Xisbiga UCID.Waxa uuna dhaliil dusha uga tuuray wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland oo uu ku tilmaamay in uu ku kacay khiyaamo qaran,Rajo uu ka muujiyey in UCID ay hogaanka dalka hanan doonto,musuq-maasuq hadheeyey dawladda Madaxweyne Siilaanyo iyo arimo badan oo kale.

Daawasho wacan.

 Salaanmedia/London