Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

Xisbiga UCID oo Tacsi u Diraya Geerida ku Timid Alle Ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Siciid Xandule (Boolbool) oo ka Mid ahaa Saraakiisha SarSare ee Bilayska Somaliland

ucid

Xisbiga UCID oo Tacsi u Diraya Geerida ku Timid Alle Ha u Naxariistee Marxuum Maxamed Siciid Xandule (Boolbool) oo ka Mid ahaa Saraakiisha SarSare ee Bilayska Somaliland

 

 

 

Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweynaha , Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha   Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Sarkaal Sare oo Ka tirsanaa Ciidanka Bilayska  JSL oo Hawlaha Tababarada iyo dib u dhiska Ciidanka Bilayska mudo  dheer u qaabilsanaa kana mid ahaa Saraakiishii Seeska u dhigay dib u dhiska Ciidanka Booliska Marxuum Maxamed Siciid Xandule (Boolbool) oo Saaka  Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

 

Waxaanu Eebo uga baryaynaa inuu Marxuumka ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalanad-na samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, gaar ahaan Qoyskii, Ehliyadii Qaraabadii uu ka baxay marxuumku.

 

 

Aamiin                                     Aamiin                                      Aamiin

 

 

 

 

Gudoomiyaha Ololaha ee Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID

Dr, Jaamac Axmed Saalax

 

 




Leave a Reply