Gudoomiyahii Urur Siyaasadeedka Gurmad Mudane Nuur Faarax Xirsi oo loo magacaabay safiirka Somalia u fadhiya Malaysia.

Gudoomiyahii Urur Siyaasadeedka Gurmad Mudane Nuur Faarax Xirsi oo loo magacaabay safiirka Somalia u fadhiya Malaysia.

index

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Somalia oo maanta kulan ay yesheen  ku ansixiyey Shirkoodii Danjirayaal cusub oo la Magacaabay,Danjiyaraasha lamagacaabay oo uu ka mid ahaa muwaadin kasoo jeeda Somaliland oo ahaa gudoomiyahii hore ee urur siyaasadeedkii hadhay ee Gurmad Nuur Faarah Xirsi oo loo magacaabay danjiraha Soomaaliya ee dalka Malaysi.
Nuur Faarax waa aqoonyahan wax kusoo bartay dalka Malasia oo aadna looga yaqaano Somaliland,Waxa uu ka mid ahaa ururadii ka qayb qaatay tartankii loogu tartamaayey xisbiyadda Somaliland.
Salaanmedia/London