Akhriso Magacyadda ku dhawaad 50-qof oo Soomaali ah kuna dhintay Maalmo kahor Badda u dhexeysa Libya iyo Talyaaniga.

 

newsflash1


Waxaan idiin soo gudbineynaa Magacyadda Soomaalida ku geeriyootay Doomihii Khamiistii ka baxay Xeebaha Libya ee kusii jeeday Dalka Talyaaniga.

Doomaha oo ahaa Saddax doon ayaa waxaa saarnaa in kabadan 200 oo qof una badan Soomaali, ayaa waxa ay doonta kula qalibmatay bartamaha Badda isku xirta Libya iyo Talyaaniga, iyagoona sababsaday Cilad ku imaaday Mashiinka Doonta halkaasina kuwaayay Ruuxooda.

Haddaba Magacyadda aan helnay ayaa waxaa kamid ah sida:-

1- Nasro C/llahi Cabdi

2- Fartuun Xasan

3- C/llahi Xasan

4- Faarax …. lama haayo magaca oo dhameystiran

5- Nasteexo Nuur Xassan

6- Xasan Mowliid Cismaan jees bile

7- Aadan C/qaadir Aadan aadan baale

8- Xassan Weli fanteeye

9- Sabiriin Yasiin

10- Ilkacase … lama haayo magaca saxda ah

11- Saleymaan Sabriye

12- Najax C/llahi (Hargeysa)

13- Xassan Furre (Burco)

14- Sacdiyo Ilyaas Cabdi

15- Salaad Yuusuf

16- Saabir C/naasir Haji

17- Xaaji ….. Lama haayo magaca oo dhameystiran

18- Fartuun Xassan Xusein (Hargeysa)

19- C/llahi Dhagey .. (Muqdisho)

20- Suleekho C/qaadir Cabdi

21- Nafiso C/xaafid Ilyaas

22- Saabiriin Salaad xaashi

23- Fadumo …. (Bilan) .. (Muqdisho)

24- Mascuud Axmed (Hargeysa)

25- C/fitaax Nuur .. (Muqdisho)

26- Maxamed Xassan Xusein (Muqdisho)

27- Saleeban Faisal (Burco)

28- Faarax C/llahi Cabdi (Hargeysa)

29- Mukhtaar Muse (Kuurya) (Burco)

30- Xusein Maxamed Xassan (Jigjiga)

31- Sacdiyo Nuur Farax (Gaalkacyo)

32- Fatxiyo …… Lama haayo magaca oo dhameystiran.

33- Fanax ….. Lama haayo magaca oo dhameystiran.

34- Saciid C/qaadir

35- Anwar Faarax

36- Yoonis Salaad Xaaji

37- Salmaan Xassan

38- C/risaaq Maxamed

39- C/raxmaan Maxamed

40- Xuseen Barre Ismaaciil

41- Xasan Axmed Tuure

42- Naciimo Cabdi Faarax

43- Maryan Cali Xuseen

44- Faarax Cali

45- Xasan Shiikh Ibraahim

46- C/llahi Aadan Cadde.

Xafiiska Shabakada Salaanmedia.com
Muqdisho Somalia

 

 

 

Â