Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Baaq U Diray Qurba Joogta Wadanka Dibadiisa +Akhri


Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Baaq U Diray Qurba Joogta Wadanka Dibadiisa +Akhri

Anigoo ah a qoon yahan jaamac jiir  waxaan  si naxariisleh  idiin ka codsanyaa inaad  soo caawisaan dadkiina jilicsan ama naafada ah eek u nool wadankiina ama daad san cusbitaalada

Kala duwan ee wadanka   khaasatan  cusbitaalada waawayn

Waxaan  ka codsan lahaa dhalin yarada wadankeeda oo dhibaato u gaysta  dadka dhimirka qaba dhibaato ku haya oo dhagaxaan la dhaca  dhib na u gaysta

waxaan kula talin lahaa  dadka maheradaha iyo  huteelada  haysta  haka daayaan markay dadka waalani ku soo yacaan biyaha iyo dhibaatada ay ku hayaan markay nafta kula soo cararaan dadkaa walani

Waxaan ka loo qurba joogta ka codsan lahaa  inay usoo diraan ama ay soo kaalmeeyaan oo ay usoo diraan hu iyo dharba kolba waxay awoodaan muwaadin dadkani xanuusanayaa waa dadkaagii adaana u cida kadaa dhibaatada

Waxan kaloo ka codsan lahaa qurba joogta inay  is abaabulaan oo ay sameeyaan meelo lagu xidho darbi jiifka meel walba ka muuqda  ee bilixdii magaalada wax u dhimaaya

Dhanka kale  waxan  idinka codsanayaa  inaad ka qayb qaadataan wax kastoo wadankeena lagu hor marinaayo

Dhinaca wax barashada adeega bulshada biyaha caafimaadka iyo waliba wadooyinka  iyo nabad galyada waxaan adhan lahaa ictiraaf raadinta waxaa ka muhiim san  hagaajinta iyo waxqabadka wadankeena muwaadin ku dhiiro wax waloo wadankaaga anfacaaya  una damqo dhibka wadankaaga

Waxaan si sharaf leh ugu mahad naqayaa dhamaan qurba  ba joogta Somaliland oo si wacan oo wadanimo ka muuqato ugu dabaal dagay maalintii gooni isku taaga Somaliland

By   aqoon yahan  jamac cilmi jiir