Aqriso Magacyada iyo Qabiilada ee kasoo jeedaan Wasiiro uu ku dhawaaqay mid kamid ah Madaxweynayaasha Kismaayo Jooga

 

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Waamo State oo kamid ah Maamulada dhawaan looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo ayaa galabta ku dhawaaqday Madaxweyne kuxigeenkiisa iyo sidoo kale Golaha Wasiirada uu Maamulkaasi yeelan Doono.

news-image1

Madaxweynaha Maamulka Waamo State Cumar Buraale Axmed oo galabta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ayaa ku dhawaaqay Madaxweyne ku xigeenada Maamulkiisa iyo sidoo kale Golaha Wasiirada uu maamulkaasi yeelan Doono.


Madaxwene Buraale ayaa Madaxweyne kuxigeenka 1-aad iyo labaad u kala magacaabay Madaxweyne Ku Xiggeenka 1aad: C/llaahi Axmed Ciise, oo kazoo jeedo Hawiye, Habar-Gidir, Sacad halka Madaxweyne Ku Xiggeenka 2-aad loo Magacaabay C/qadar Daahir Cabdalla, oo isna kasoo jeeda Daarood, Majeerteen, CiiseMax’uud.

Halkan ka Aqriso Magacyada Liiska Golaha Wasiirada iyo Qabiilada ee kasoo jeedaan.

1. Wasiirka Arrimaha Dibada Suldaan Bashiir M. Geelle Dir, Biyo Maal, Gaadsan

2. Wasiirka Gaashaandhiga Col. Yuusuf Cali Naasir Daarood, Mareexaan

3. Wasiirka Arrimaha Guddaha DrMandow Cusmaan Abshir Jareer Weyne,

4. Wasiirka Maaliyada Drs Maryan Xasan Cusmaan “M. Keef” Dir Surre, Qobays

5. Wasiirka Caafimaadka Inj. CabdiBuulle Xuseen Gaaljecel, Doqondiide

6. Wasiirka Warfaafinta Sh. C/nuur M. Yuusuf Dir, Mandaluug

7. Wasiirka Xannaanada Xoolaha Bare Salaad Cusmaan Gardheere Samaale, Cawra Male

8. Wasiirka Garsoorka & Arrimaha Diinta Sh. Saciid Diiriye Jaamac Dir, Isaaq, Habar-Jecla

9. Wasiirka Amniga Waamo State Dr Xuseen Sheekh X. Ganey Digil & Mirifle, Geeladle

10. Wasiirka Dastuurka & Arrimaha Federaalka Ibrahim Sahal Siigaalle Daarood, Ogaadeen, Cawlyahan

11. Wasiirka Warshadaha C/llaahi Xuseen Axmed Waamo Hawiye, Sheeqaal, Awqudub

12. Wasiirka Xiriirka Gobolada Maamul Goboleedka & Dowlada FederaalkaProf. Ibraahim C/nuur Nooleeye Daarood, Jidwaaq, Bartire

13. Wasiirka Beeraha Dr Max’ed Xasan Nuur Qalaad Hawiye, Habar-Gidir, Cayr

14. Wasiirka Daaqa Qaranka Col. M. M. Biikole Daarood, Ogaadeen, Max’edSubeyr

15. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Cumar Xuseen Caliyow Digil & Mirifle, Jiido

16. Wasiirka Gaadiidka & Dekadaha M. Max’uudTooxow Hawiye, Abgaal, Harti Abgaal

17. Wasiirka Qalabka & SooCelinta Hantida Dowlada/Mida Gaarka Loo Leeyahay Dr C/llaahi Cabdi Hire Dir, Madaxweyne Dir, Gurre

18. Wasiirka Tababarka & Dhaqan Celinta Maleeshiyada Madoobe Aw-Jaamac Daarood, Leelkase

19. Wasiirka Haweenka & Qoyska Drs Maryan Max’ed Xuseen Hawiye, Sheeqaal Loo-Boge

20. Wasiirka Ciyaaraha Drs Bishaaro Cosoble Cadde Hawiye, Murursade

21. Wasiirka Kalluumaysiga Caaqil Diini Max’ed Diini Baajuun

22. Wasiirka Xirriirka Aqalka Odayaasha Ugaas Max’uud Ugaas Nuur Dir Surre, Fiqi Muxumad

23. Wasiirka Hawlaha Guud & Guriyaynta Dr Max’ed Xasan Nuur Garjante

24. Wasiirka Ganacsiga Inj. C/risaaq Daahir Xuseen Dir, Ciise

25. Wasiirka Lacagta Col. Max’ed Dhaqane Cilmi Aar Hawiye, Xawaadle

26. Wasiirka Reer Miyiga & Duur-Joogta Suldaan Saciid Sh. Max’ed Cali Digil & Mirifle, Hubeer

27. Wasiirka Dalxiiska Cabey Max’ed Cali Hawiye, Saransoor, Dagoodiye

28. Wasiirka Tacliinta Sare Dr Ibraahim Xuseen Xiiri Dir, Gada-Biirsey

29. WasiirkaMacdanta&Biyaha Inj. MuxiyadiinXasanAfrax Hawiye, Abgaal, Daa-uud

30. Wasiirka Shaqada & Shaqaalaha Dr Sh. Max’uud Sh. Xasan M. Gaab Dir, Madaxweyne, Dir

31. Wasiirka Dib U Heshiisiinta Max’uud Cali Dhuux Daarood, Ogaadeen, Bahgari

32. Wasiirka Dib U Dejinta C/kariin Cali Afrax Hawiye, Du-Duble

Xafiiska Shabakada Salaanmedia.com
Muqdisho Somalia