Ciyaar xiiso leh oo dhex martay gobolka Saaxil iyo gobolka Hawd

Ciyaar xiiso leh oo dhex martay gobolka Saaxil iyo gobolka Hawd

image

Tartankii ciyaarihii golabada Somaliland iyo goboolada fooda is daray maanta

Ciyaar xiiso leh oo maanta foodda ay isku dareen xulka gobolka Hawd iyo xulka gobolka Saaxil ,ciyaartan oo ahayd ciyaar xiiso badan labadan dhinacna soo bandhigeen ciyaar wanaag ayaa xulka gobolka Hawd la yimaadeen 2 gool halka xulka gobolka saaxil ayna wax gool ah meesha ka dhalin , taasina waxay baabiisay rajadii xulka gobolka Saaxil ay ka lahaayeen inay usoo gudbaan qaybta laabad ee ciraayaha.

Kooxda gobolka Saaxil ayaa hore looga badiyay laba ciyaarood waxaanay ciyaartan maanta ay ka badisay xulka gobolka hawd ka dhigaysa dhibco la,aan kana hadhayaan ciyaaraha qaybtooda danbe, halka xulka Hawd rajo wayn ka qabo inuu usoo gudbo ciyaaraha danbe.

salaanmedia/Hargaysa