CODSI KA SOCDA: URURKA’ ANTI-SAMATER MOVEMENT.
KU:dhamaan warbaahinta madaxa banaan ee sharafta le……..
Waxaad mudan tahiinn qadarin iyo sharaf.Waxaanu idinka codsanaynaa ,idinka oo gudanaaya waaji baadkiina suxufinimo, inaad daba-gashaan, soona bandhigtaan xaqiiqada dhabta ah ee ku kaliftay inuu “Prof Samater ” Calanka Somaliland ee tawxeedku ku qoranyahay inuu dhinac isaga tuuro , oo meel kaga dhaco dadkii ku ixtiramaay, kuna soo dhaweeyay.
• Ma waxay ka tahay diplomaasiyad ?
• Ma waxay ka tahay Nacayb ?
• Ma waxay ka tahay aqoon darro ?
Waxa loo baahanyahay in runta la baadigoobo oo saxaafadu raadiso. Aamusku waa ceeb.
Guul iyo Gobanimo – Somaliland.
1. Hoodo Yusuf- “ Gudoomiyaha URURKA “ANTI Samater Movement”
2. Canab cabdi Bayr “ Xoghayaha Guud”
3. Saado Baynax “ Hogaanka Abaabulka’
4. Farxiya Kaariye “ Hogaanka Wacyigelinta”
5. Ruun Abokor “ Xidhiidhka laamaha”
6. Asha Fadal “ Media Relations “
7. Zahra Kooshin – Xubin
8. Ifraax xandule – Xubin
9. Qamar Mohamed Kaarshe- Xubin
10. Ruun Xandule- Xubin.