DaadMadheedh (2:1)Badhan…Daad-Madheedh oo guushii ku raacday ciyaartii maanta.

image9-300x120

Waxa Maanta ciyaar aad u xiiso badan ay ku dhex martay Daad-Madheedh iyo Badahn Garoonka Kubada Cagta ee Hargeysa Stadium Ciyaaraha Gobolada Jamhuuriyadda Somaliland . Waxa ayna gushii ku raacday Daad-Madheedh oo soo bandhigay ciyaar aad u xiiso badan inkastoo Badhan qudheedu ay 20 daqiiqo ee ugu danbeysay soo bandhigeen ciyaar aad u xiiso badan.

Lasoco ciyaaraha danbe Insha Allah.

Salaanmedia/Hargaysa