Daawo sawiro 200 daaci oo katirsan Shabaab oo muddo 8 bilood ah qaadanayey barashada Cilmiga Sharciga.

Afhayeenka Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere )ayaa maanta ka qeyb galay kana soo muuqday Munaasabad balaadhan shahaadooyin iyo abaal marino lagu guddoonsiiyey in ka badan 200 daaci oo katirsan Shabaab oo muddo 8 bilood ah qaadanayay barashada Cilmiga Sharciga ah oo ka socday machadka Cabdalla Cazzaam ee hoos taga Maktabka Dacwada ee Al-Shabaab.