Daawo Sawiro.. dhismaha madaarka Burco oo meel wanaagsan maraaya

Dhismaha Madaarka Burco oo meel wanaagsan maraaya. Daawo sawiro muujinaaya sida wanaagsan ee hawshu u socoto iyo dhamaan gudo iyo dibadba sida loogu kacay in la dhameystiro dhismaha madaarka oo meel wanaagsan maraaya. Xildhibaan Cali Mareexaan oo dedaal badan ku bixiyey ayaa isaguna Maanta lacag ugu deeqay dhismaha madaarka Burco.

Salaanmedia/Burco