Daawo Video… Shirkada shiidaalka ee Has oo Dab demis ku wareejisay Madaarka Berbera

Shirkada shidaalka ee Has Petrolium ayaa gaadhi Dab-damis ah ku wareejisay kaydka haamaha shidaalka ee magaalada Berbera .munaasiabad loo qabtay wareejinta gaadhiga damdamiska ah oo ka dhacday holka haamaha shidaalka magaalada berbera waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaarada madaxtooyada ,xirsi xaaji xasan ayaa tilmaamay in hantida qaranka ee halbowlaha ah ay kamid tahay Haamaha Shiidaalku.