DEG DEG VIDEO:-DIGNIIN CARUURTA IYO HAWEYNKA UURKA LEH WAA KA MAAM NUUC :-Wiilkii 2-Aad Ee K/AFRIKA LAGU DILO

DEG DEG VIDEO:-DIGNIIN CARUURTA IYO HAWEYNKA UURKA LEH WAA KA MAAM NUUC :-Wiilkii 2-Aad Ee Muwaadin Somalia Ah oo Dhagax Lagu Dilo Dalka K/Afrika Oo Muuqaalkisa Nasoo gaadhay+VIDEO

 

Dhacdadaani ayaa ah tii labaa ee Markale dad badani aay layaabeen kuna tilmaameen dagaal ka dhan ah Soomalida dalka K/Afrika ayaa waxaa ay Tahay Markii Xafiiska Calanka24 Xafiiskiisa Johnnusburg aay Heleyn Muuqaal Ka turjumaya Wiil Soomaali oo Dhagax Lagu Dilaya.

Wiil ayaa waxaa Boqolaal Qofood aay Ku Hor Dilayaan Ayagoo adeegsanaya Dhagaxaan iyo Biri Xili aay kala Soo Baxeyn Goobtiisa Ganacsi.

Ciidamada Policeka ayaa Sicad uga tagay Wiilka Oo Kuu cararaaya  Taasi oo Muuqaalka aad ka arki kartid in Ciidamada Policeka aay Halkaasi Ugatageyn iyada oo Si arxan daro ah Dhagax iyo Garaacis Nafta Looga qaado.

Muuqaalkaani ayaa ah Kii Labaad oo Sicad loogu Dilo qof Soomaali ah waxaana aay tani ka dhigan tahay Dilka Dadka Soomalida ee Lagu dilaayo si badheedha K/afrika .

Waxaa In dhahaaga ku arkaysaa wiil Soomalia oo Lagu garaacayo Dhagax halkaasina aay nafta kaga baxeyso.
WAA KA MAM NUUC CARUURTA IYO HAWEYNKA UURKA LEH.