Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo Dhalasho U Dirayaan Suldaan Maxamed Cabdi Faarax (Suldaan Xooshaar) Iyo Khadra Xaaji Axmed Cali Oo Wiil Ugu Dashay Magaalada Hargeysa
Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Jannaale)
Xamse Axmed Salaan
Xoghayaha Gobolka Maroodijeex Xamse Ciise Cabdi
Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Baay)
Maxamed Biixi Caalin (Ootto) Iyo Xaaskiisa
Deeqa Cumar Xasan Boos
Siciid Cawil Axmed-Xajiin
Mustafe Cabdi Cilmi (Qalbi)
Dhamaan Dadkani Waxay Hambalyo U Dirayaan
Suldaan Maxamed Cabdi Faarax (Suldaan Xooshaar)
Iyo
Khadra Xaaji Axmed Cali
Oo 7/6/2013 Wiil ugu dhashay Cusbitaalka Magaalada Hargeysa, waxaana loo bixiyey Wiilkaasi Axmed-Najaad Suldaan Xooshaar,waxaanay leeyihiin noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa anfaca , soona barbaar.