HAMBALYO KU SOCOTA MAAREEYAH CUSUB EE WAKAALDA KORONTADA MUDANE

HAMBALYO KU SOCOTA MAAREEYAH CUSUB EE  WAKAALDA  KORONTADA  MUDANE
AHMED  YAASIIN  MAXAMED JAAMAC.Halkan waxaan Hambalyo Iyo bogaadin Uga dirayaa maareeyaha cusub ee wakaalada  korontada Mudane Ahmed Yaasiin Maxamed Jaamac oo loo magaacaabay xilka maareeyaha Wakaalada  korontoda.
Ahmed yaasiin waa aqoonyahan leh khibrad badan iyo karti uu dalkiisa iyo dadkiisa wax badan ugu qaban karo. Waa nin miisaan wayn ku dhex leh Bulshada S/land si  aad ahna ugu  hawlanaa sidii S/land horumar u gaadhi lahayd.ilaahay waxaan uga baryayaa in ilaah u fududeeyo masuiliyada culus ee la saaray.
Waxa kale oo fursada kaga faaidaysanayaa  in aan halkan ku hambalyeeyo Maayarada iyo Maayar ku xigeenada da’da Yar  ee ku guilaystay xilalka  culus ee umadu u igmatay . Caasimad Hargaisa , Caasimada
Gobolka  Awdal Boorama,Gobolka Gabilay oo gabi ahaanba ay maayaradu yihiin niman Dhalinyaro ah .Dhamaantiin waan idiin Hambalyaynayaa waxaan rajaynayaa in aad Waddanka S/land wax badan u qaban doontaa .
Idinkoo adeegsanaya caqliga iyo Fikirka saliimka ah ilaahay idin sii yay maadaama aad tihiin niman la talaabsan karaya tiknoolajiga cusub ee aduunyadu ku shaqayso.

Mustafa Ismail Ahmed (Kanadi)
London-Uk