Hambalyo Meher Wacan
Dadkan Magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo kala ah
1-Subeer mahamed abdilaahi .
2-Nimco mahamed abdilaahi & sayigeda Yusuf abdikadir hashi &
Caruurtooda
3-Buraale mahamed abdilaahi & xaaskiisa.
4-Ibrahim mahamed abdilaahi Xaaskiisa & Caruurtiisa.
5-Mustafe mahamed abdilaahi .
6-Hussein Jamac Yusuf Xaaskiisa & caruurtiisa
7-Dhamaan ilama Ahmed haashi & caruurtooda
8-Khadar Siciid caydiid Iyo xaaskiis
Caruurtiisa
9-Fosiya Siciid caydiid Iyo sayigeeda
Caruureeda
10-Ayan Siciid caydiid iyo sayigeeda caruurteeda
11-Abdirisaaq Siciid caydiid Iyo xaaskiisa
12-Samsam Siciid caydiid
Farxan diiriye JAMAC
13-Hooyo Amina Ibrahim sanqadhyar
14Ali Ibrahim sanqadhyar
15Maxamed Ibrahim sanqadhyar
16 Osman Ibrahim sanqadhyar
17Leyla Ibrahim sanqadhyar
18 Hassan Ibrahim sanqadhyar
19 Hussein Ibrahim sanqadhyar
20-Xaamud Ibrahim sanqadhyar
21-Dhamaan family Iyo asxaaba
dhamaan dadkan oo ku kala nool Somaliland iyo Yurub,waxaay Hambalyo aan la soo koobi kareeyn Hawada u Marinayaan
Boqorka Liiban Mohamed Abdilahi)
Boqorada Hodan Mohamed Hassan
Oo Meherkoodi ka dhacay Hotel Maansoor ee Magalada Hargeisa Somaliland, Maanta oo ay taariikhdu tahay 29/06/2013,
Waxaanu dhamaantayo leenahay noqda kuwii noloshooda ku dhamaysta farxad iyo barwaaqo,kala Helena Ubad iyo liibaanta ifka Amiin Amiin Amiin .