Hambalyo Meherka Khaalid Abiib Gudhane iyo marwadiisa Xamda Axmed Muuse

Dhamaan qoyska reer jamaac aw cabdi (reer gudhane) oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan Khaalid abiib gudhane iyo xamda axmed muuse ..

 

Dhamaan qoyska reer jamaac aw cabdi  (reer gudhane) oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan   Khaalid abiib  gudhane  iyo xamda axmed muuse oo meherkoodu  maanta  12/06/2013 uu ka dhacay Hotel scandanevian ee magaalada hargiesa.

waxaanay ilaahay uga barayaan inuu noqdo qoyskii isku waara ee isku raasaysta ubad khayr qabana  uu eebe kala siiyo   aamiin aamiin amiin