Home Articles Madaxda Xisbiga UCID Aflagaadada Iyo Xajiimaynta Ha ka Daayaan Aqoonyahanka PROFF Axamed...

Madaxda Xisbiga UCID Aflagaadada Iyo Xajiimaynta Ha ka Daayaan Aqoonyahanka PROFF Axamed Ismail Samatar By: Ali Barkahad Ciise

Madaxda Xisbiga UCID Aflagaadada Iyo Xajiimaynta Ha ka Daayaan Aqoonyahanka PROFF Axamed Ismail Samatar By: Ali Barkahad Ciise

waxaan salaamayaa Somaliland oo dhan, marka xigta hore ayay somalidu ugu maaahmaahday nin aanad gaaadhayn caydiisa waa laga hadhaa, waxaan uga jeedaa waxaan aad ula yaabay  musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid waa ninka lagu magacaabo abdirashiida xasan mataan hadaladii dhalalawga iyo hurdadu ka muuqatay ee uu ku duraayay halyayga aqoonyahanka ah ee brofiseer axmeed ismaaciil samatar, markaa waxaan ku leeyahay xibigaaga ucid ku eekow, hana ka nixin borofeseerka, sidaad mooday maahee.

Iska daa inaad gaadho borefeesar  axmeed ismacial samatare, walaahi in aanad kabihiis agaadhayn, ee waxaan ku odhan lahaa madaxda gobalka awdal ee aad ka soo

jeedo horta anigi yaabaye ma lacag baa lagugu siiyaa ,ise waaad ku naaxdaa, waar ninyow isla yaab oo xajiinta iyo burushka xaaarka leh ee aad la daba socoto madaxda kaa waanagsan ee reer awdal ka daa oo taada uun ku eekow, waar ma sidan baad ku doonaysaa in laguu doorto madaxwryne ku xigge, waxaan ku odhan lahaa anigaa kaa naxayee degdeg sidan wax uga badal ama siyaasada iskaga bax, oo inaadeer aflagaada aad warbaahinta u soo marinayso madaxda gobalka aad u dhalatay ee AWDAL ka daa baan kugula talin lahaa adiga oo raali iga ah oo aan hadalkayga dhibsan.

Ali barkahad ciise

Ciise707@live.com

KAMPALA

 

Â