Maxaa usabab ah shirbeeleedyada faraha badan ee kadhaca Somaliland?

Asalaamu Calekum Waraxmatullahi Wabarakaatuhu
maqaal
Maxaa usabab ah shirbeeleedyada faraha badan ee kadhaca Somaliland?
1.     Ma dawladdaa shaqadeedii gabtay?
2.     Ma Xisbiya qaraankaa shaqadoodii kaseexday?
3.     Ma kalsooni la’aanbaa jirta aan lagu kalsoonay Dawladda?
4.     Ma golayaasha qaraankaan ushaqayn dadkay metelaan?
5.     Ma qabyaalada ooda jebisaybaa sabab u ah?
6.     Ma nin aan iskii karartidiisa isu taagi karaynin una haysta ateero
 ayuunbaa ku adeegta?
7.     Ma anigaa khalad kafahmay?
Wax war iyo wacaala  yaakahaya?
Allah Mahadleh
Mohamed Ali Mohamoud