Muqaal Cajiib ah!

Samankan maanta dadka badankoodu waxay wada haystaan telephonada mobilada iyada oo la ogsoon yahay in ay dadka siiba dhalinyaradu aad wakhtigooda u siiyaan ama ku hadal hanoqoto am text hanoqoto amaba internetkee. lakin waxaa cajiib ah gaadhi xawaare ku socda jid cade oo walibana turuskiisa hore adoo saaran tolow?! waa su’aale textkan muhiimka ah ee aad diraysid ee naftaada halisteeda ku ilowsiiyey waa maxay?

Waakan muqaalkuyee ila daawada:

 

http://youtu.be/IPXFtzN4h18

 

Warsame Siciid

SalaanMedia UK

London