OGAYSIIS “IN BADAN BAY INOO HALGAMEENE AYNU MAANTA U HALGANO OO GACAN QABANO HALYEEYADEENII”

 OGAYSIIS      

viewer (1)

“IN BADAN BAY INOO HALGAMEENE AYNU MAANTA U HALGANO OO GACAN QABANO HALYEEYADEENII”

Ururka Samafalka   Mujaahidiinta SNM oo ka mid Ah Dalada BRITISH SOMLILAND COUNCIL ayaa si heer sare ah sanadkii labaad u soo qabanqaabiyey   munaasabad/xaflad lagu taakulaynayo naafada, mujaahidiintii Dalka inoo horseeday xoriyadiisa.

Xafladaas oo lagu qaban doono galbeedka magaalada London waxa lagu so bandhigi doona qorshaha  iyo  qaab-nidaameedka howsha  u fuli                          doono                         

         

                            Address:   Copland School

                                            Wembley HA 9 7EX

                            Date:            Sabti (Sat) 29-06-2013

                           Time:   7pm-1am

                           Entry Price (Qiimaha):  £20         

Waxa aad kula kulmi doontaa  khudbado ay soo jeedinayaan saraakiil iyo mujaahidiinta SNM , heeso iyo gabayo qiiro leh oo ay kuu soo bandhigi doonaan fanaanitii iyo waliba abwaanadii loogu jeclaa saaxada Fanka.

Ha moogaan hana ka maqnaan habeenkaas taariikhiga ah.

Wixii faahfahin dheeraad ah kala soo xidhiidh

Layla Abokor:        07908714613

Mahamed Dayr:     07710534435

Abdillahi Abokor:  07538899241