OGEYSIIS….Kulanka Xisbiga UCID iyo magaaladda Cardif

Xaflada soo dhawaynta musharaxa madaxwayna xisbiga ucid
Aqoonyahay Md:JAMAAL ALI HUSSEIN. 

 ucid
 
Dhamaan jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan wadan Ingiriska iyo nawaaxigiisa
waxaanu udinku soo marti qaadayna hadaanu nahay xubnaha xisbiga new UCID ee UK
inaad nagala soo qayb gashaan soo dhawaynta madaxda xisbiga new Ucid ,iyo siyaasiga cusub
ee reer somaliland aqoonyahan MD JAMAAL ALI HUSSEIN , Ahna musharaxa jagada madaxweyne
ee xisbiga ucid. oo maalmahan inoogu marti ah wadankan uk.
oo warbixin, wada tashi.iyo sidii wadankeena wax loo tari lahaa inagoo isku duuban,
oo ku midaysan meel qudha,wax loo tari lahaa , dhan siyaasadeed, dhan dhaqaale. iyo dhan baraarujin aynu dadkeena u ah xusuusin iyo dhaxal gal
iyo dowladeenada wax ugu sheegi lahayn, wixii khaldana uga hor istaagi lhayn wixii saxsana aynu ku taageeri lahayn.
 
Arintaaso uu Md Jamaal Ali Hussein in badan ka soo wadey wadamada shiisheeye isagoo siyaasi ah iyo isagoo
shaqsi somalilander ah ba , si maanta wuxuu inaga dalbanaya inaan cududiina siisan, ucid aad u hiilisaan
si caalamka uu ugu iib geeyo.. gooni isku taaga somaliland ,iyo sidii u qaranka u hogaamin lahaa .
 
hadaba maanta wuxuu marti inagu yahay wadanka uk , wuxuuna ka dalbanaya dhamaan dadwaynaha reer somaliland inay kala qayb galaan qorshaha uu xisbiga ucid uu dalka u rabo in u ku hogaamiyo iyo hamigii .
 
idinkoo mudan meel walba oo aad joogta nagala soo qaybka waxayna xafladu ka dhacayaan magalada
 
 
 
3:CARDIF Sabtida: 07/06/2013……………kala soo xidhiidh: mubaarik ahmed yare :07908917988…..