Ogeysiis Mudaaharaad looga soo horjeedona xasuuqa lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee South Africa oo ka dhici doona wadama hoose.

Ogeysiis Mudaaharaad looga soo horjeedo xasuuqa lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee South Africa oo ka dhici doona wadama hoose ku xusan..Fadlan kasoo qaybgal. Qofkasta oo Soomaali ah waa ku waajib inuu ka qayb qaato isu soo baxa balaadhan ee looga soo horjeedo Dawlada South Afrika iyo dhibaatada ay ku hayso dadka Soomaalida ah.

943702_10151707990799739_1364196459_n

 

# UK   Friday/Saturday … 7 & 8 June 2013 South African High Commission South Africa House Trafalgar Square London WC2N 5DP   Contact: 07956651659 Hiirad 07956934449 Duale

 

# USA   Friday 7 & 8 June 2013 State Capital St. Paul, MN   Contact: Sadik Warfaa & maamulka Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota

 

# BELGIUM   Friday/Saturday 7 & 8 June 2013 Safaarada South Africa ee Brusells Full info coming soon Contact: Ahmed Kediye

 

# SWEDEN   Friday/Saturday 7 & 8 June 2013 Safaarada South Africa ee Stockholm   Full info coming soon Contact:   # NORWAY   Friday/Saturday 7 & 8 June 2013 Safaarada South Africa ee Oslo Full info coming soon