Sawirka Todobaadka…Fanaan Caydaruus Cali Xasan (Caydaruus Halyey) oo xaafad ka mid ah London maraaya

Fanaan Caydaruus Cali Xasan oo aan ka qaadnay Sawir isaga oo laydha cabaaya badhtamaha magaaladda London,Fanaan Caydaruus waa fanaan aad looga jecel yahay London qaada heeso dadka Soomaalida ah ay aad u jecel yihiin.

IMG_5578

Salaanmedia/London