Sawirka Todobaadka..Hablo reer Somaliland ah oo ka xun waxa ka dhacaaya K/Afrika

Hablo reer Somaliland ah oo degan qaaradda Yurub oo mudaharaad ku muujinaaya cadhada ay ka sameeyeen dilka sida xun uga socda dalka Koonfur Afrika ee lagu bartilmaamsanaayo dadka Somalida ah ee ganacsiga ku haysta.

Sawirkani wuxuu ku tusayaa in inkastoo sida ay degaalka u sameeyeen inay iyaga oo ah 5 Hablood ay hadana mudaharaad kusoo bandhigeen.

jjj