Shan Arimood Oo Ninku Aanu Jeclaysan Inuu ka Maqlo Lamaanihiisa Nolosha

Waxaa Jira Arimo Lamaanaha Is Qaba Ku Adag Inay Kuwada hadlaan Ama Wax Iska Waydiiyaan Halka Marka Aad Si mug leh Ugu Fiirsato.Laga Yaabo In Waxyaabo Xiisad Ka Dhex Abuura Qoyska Ama lamaanaha Is jecel . Marka Dib Loogu Noqdo Ay fududaan karaan.
Ha u malayn In Waanooyinkani Yihiin Kuwo Layska Yidhi Hasa yeeshee Waa Qaar laga Soo Uruuriyay Ayna Si Weyn U Naaqisheen Dad Si Weyn u Daraaseeya Nolosha Aadamiga Gaar Ahaan Xidhiidhka lamaanaha ..Shanta Arimood Ee Maqalkooda Ragu Aanu Aqbalin Aadna u Dhibsadaan Inay ka Maqlaan lamaanahooda. Ayaa Kala Ah Sidan…………………..1- Ma Daneeyo: Laakiin Awgaa Waan U Samayn Doonaa Sidaad Rabto..Marka Jawaabtan Oo Kale Gabadhu Ka Bixiso Arin Go,aankeeda Talo Laga Waydiiyay Waxay Muujinaysaa In Dhinac Qudha Danta Arintani Ka Jirto , Hasayeeshee Waa Haweenaydu Ogaato Sida Ay Wax Kasta Oo Wada Hadal ka furan yahay Ama Ku Cusub ,Ama Ay Jeclaysato.Ama Iyadu Door Bido Oo Kale Ay U Haboon Tahay In Aanay Markan Ugu Cararin Masuuliyada Oo Tix Galiso Wax Cajabiyay Lamanaheeda jawaabta Noocan Oo Kale Ahna Uma Dul Qaataan. Ragu Inay Ka Maqlaan Lamaanahooda Nolosha………………

2- Heesaaga Ama Jilaagaasi Waa Mid Wanaagsan: Qurux Badan Aadna Aan u jecelahay ???????. Ka Hadalka Arimaha Noocaas oo Kale Ahi Waxay Ninka Ku Dhaliyaan Hadii Uu Xaaskiisa Ama Lamaanihiisa Ka Maqlo Cadho Iyo Fikir Niyad Xumo Badani ku Dheehan Tahay ,Mana Awoodi Karo Ninku Inuu U Dul Qaato Amaanta Ama Indho La Sii Raaca Nin Kale Oo Dhigiisa Ah .Ma Jiro Rag Iyo Dumar Mid Kuu Doono Ha Ahaadee Oo Lamaanihiisa Nolosha ka Dhagaysan karaa Ka Sheekaynta , Amaanta Iyo Buunbuuninta,Cid kale oo Hinaase Dhinac Kale ku Abuuri Kara ……..

3- Xidhashada Dharkan Ma waxaan ugu Eekaadaa Mid Buuran: ???? Waa Mid Cad Sida su,aal Qaabkan Oo Kale Ahi Markiiba U Abuuri Karto Duufaan Iyo Xiisad, Waxaana kugu Waajib Ah Inaad ka Dheeraato Jawaab Bixinta Arintani. Hadii Dhinaca Haweenayda Ay Ka Timaado Su,aashu Waxaa ninka la Gudboon Inuu Si Buuxda uga Dhugto Muuqaalkeeda Oo Hadii Shaygu Ku Dhegan yahay Waxna U Dhimaayo Neefsashadeeda Uu Kula Taliyo Inay Iska Badasho.Halka Gabadha Looga Baahan Yahay Inay Ka Yara Dheeraato Ninka Oo Ay Gaabsato Ka Jawaabista Hadii Dharku Ka Yar Yahay Iyo Hadii kale Taasina Waa Xalka Ugu Dhow ..Laakiin Ma jecla Ragu Soo Jeedinteeda….

4- Ma Wacan Tahay,Ma Qurux Badan Tahay,:Tani Waa Xaaladaha Ugu Adag Lamaanaha Soo Dhex Gala Waana Ta Ugu Halista Badan Ee Dhalin Karta In Colaad Ay Abuurto .Hadii Gabadhu Ninkeeda Ama Lamaanaheeda Waydiiso Arimahan Wax Kasta Oo uu Ka Yidhaahdaa Waa Wax Jawaabtooda Ka Hor Intii Aanu Afkiisa ka Soo Bixin La Sii Hayo…………Hadii Tusaale Ahaan Ay Waydiiso Miyaanay Qurux Badnayn Ama Dabeecad Fiicnayn Heblaayo?.Ogow Hadii Uu Haa Ku Jawaabo Waxaa Suura gala In xerediisu Cirka Noqoto Oo Dagaal Iyo Gacan Qaadba Ay Gabadhu Kaga Jawaabi Karto ..Hadii Uu Is Diidsiiyana Waxay Si Degdeg Ah Ugu Jawaabaysaa ..HI……KHIYAANOOLE……WAAN KU FAHMAY….Sidaas Uun baad Waligaaba Ahayd….. Waxay Noqotaa Arin Tani Mid Qayb Ka Noqota Kiisaska Lagu Madax Jabiyo Ninka Mar Walba….

5- MAXAY KUU TAHAY:Waa Weedh Muujinaysa In Qofka Soo Jeediyay Danaynayo In Talo Lagu Biiriyo ,,Laakiin Ma Og Tahay In Rag Badani Soo Jeedin Kasta Oo Xaaskiisa Ama Lamaanihiisa Kaga Timaada Uu Si Ka Soo Horjeeskeeda Ah Uga Jawaabo,,Isla Markaana Ay Jiraan Rag Badan Oo Ka Aaminsan In Wax Kasta Oo Gabadhu Waydiisaa Laba Mid uun Ku Noqon Doonaan,In Jawaabtiisa Difaac Iyo Wax Isaga Loo Isticmaalo Laga dhigto Iyo In Ay Suura Galiso Meel Aan Rabay Roob Ma Igu Helay……………………………..KKKKKKKKKKKKK…….La Soco………………………….

Shan  Arimood Oo Ninku Aanu Jeclaysan Inuu ka Maqlo Lamaanihiisa Nolosha

Waxaa Jira Arimo Lamaanaha Is Qaba Ku Adag Inay Kuwada hadlaan Ama Wax Iska Waydiiyaan Halka Marka Aad Si mug leh Ugu Fiirsato.Laga Yaabo In Waxyaabo Xiisad Ka Dhex Abuura Qoyska Ama lamaanaha Is jecel . Marka Dib Loogu Noqdo Ay fududaan karaan.

Ha u malayn In Waanooyinkani Yihiin Kuwo Layska Yidhi Hasa yeeshee Waa Qaar laga Soo Uruuriyay Ayna Si Weyn U Naaqisheen Dad Si Weyn u Daraaseeya Nolosha Aadamiga Gaar Ahaan Xidhiidhka lamaanaha ..Shanta Arimood Ee Maqalkooda Ragu Aanu  Aqbalin Aadna u Dhibsadaan Inay ka Maqlaan lamaanahooda. Ayaa Kala Ah Sidan…………………..

1-	Ma Daneeyo: Laakiin Awgaa Waan U Samayn Doonaa Sidaad Rabto..Marka Jawaabtan Oo Kale Gabadhu Ka Bixiso Arin Go,aankeeda Talo Laga Waydiiyay Waxay Muujinaysaa In Dhinac Qudha Danta Arintani Ka Jirto , Hasayeeshee Waa Haweenaydu Ogaato Sida Ay Wax Kasta Oo Wada Hadal ka furan yahay Ama Ku Cusub ,Ama Ay Jeclaysato.Ama Iyadu Door Bido Oo Kale Ay U Haboon Tahay In Aanay Markan Ugu Cararin Masuuliyada Oo Tix Galiso Wax Cajabiyay Lamanaheeda jawaabta Noocan Oo Kale Ahna Uma Dul Qaataan. Ragu Inay Ka Maqlaan Lamaanahooda Nolosha………………