TACSI ku socota Gudoomiyaha SONYO ee Qaaradda Yurub oo Hooyadii geeriyootay.

tacsi21

Anagoo kala ah Mukhtaar Cabdi Yusuf .Nasir Maxamed Cali.Fuad Cumar yare Xuseen Maxamed Libaxo.Xusen Cumar yare.Khadar Axmed Caras.Maxmud Cusmaan Timacade .Mustafe Idiris. Cabdi Cumar Bare,Xamse Axmed Salaan,Nuux Cabdi Shire,

Waxay TACSI u dirayaan Ismacil Saalax Yaasiin  iyo eheladii iyo qarabadjiisii geerida naxdinta lahayd ee ku timid Hooyadii Mar-xumad Ruun Muuse Warfaa oo  ku geeriyootay magaaladda Hargaysa IIaahay waxaan uga baryaynaa inuu janadii fardoosa ka waraabiyo ehaladiina ay ka baxdayna  samir iyo iimaan ka siiyo

Aamiin                   Aamiin                         Aamiiin