Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

TACSI… MARXUUN CALI DIRIR MAXAMUUD

tacsi21
INAA LILAAHI WA´INAA ILAYHI RAAJICUUN.

ILLAAHAY NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO MARXUUN CALI DIRIR MAXAMUUD
OO  XALAY KU GEERIYOODAY MAGAALADDA HARGEYSA,WAXAANAN LEEYAHAY SAMIR IYO IIMAAN ILAALAHAY
HAYNAGA SIIYO,ISAGANA NAXARIISTII  JANNO HAKA WARAABIYO .
DHAMAAN EHLIYADII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAYNA SAMIIR ILLAAHAY HAKA SIIYO,GAAR AHAANA

XOGHAYAHA WARFAAFINTA EE XISBIGA WADDANI MUDANE MAXAMED XASAN DIRIR.
WAXAAN LEEYAHAY ILLAAHAY JANNADII FARDOWSA HA GEEYO. AAMIIN AAMIIN.

ABDILLAHI HAJI FARAH
FINLAND

 

__._,_.___




Leave a Reply