Salaan Media - Warbaahin Dhex-dhexaad ah

TACSI..SACAD MOHAMED QAWDHAN OO TACSI U DIRAAYA WALAASHII.

NAALILAAH WA INAA ILAYHI RTAAJICIIN.

SH101522-475x356

WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRYAA WALAASHAY FOOSIYA MOHAMED QADHAN IYO DHAMAAN REER QAWDHANBA GEERIDA KU TIMI INANTEEDA WARDA CALI CIGE.

ILAAHAY JANATUD FARDAWSA HAKAA WARAABIYO ABTI (AAMIIN) ANAGANA SAMIR IYO IIMAAN HANAGA KAA SIIYO.

DHAMAAN SHAQAALAHA SALAANMEDIA MEELKASTA OO AY JOGAAN WAXAY TACSI TAAS LA MID AH U DIYARAAN FOOSIYA MAXAMED QAWDHAN,WAXAANAN ILLAHAY UGA BARYAYNAA SAMIR IYO IMAAN,I YADANA JANADII KA WARAABIYO.  AMIIN     AMIIN   AMIIN

SACAD MOHAMED QAWDHAN




Leave a Reply