WALLEE ( waraabaw) WAA LAGU NACAY , ADNA WAAD ISKA ( UUUUU U )

WALLEE ( waraabaw) WAA LAGU NACAY , ADNA WAAD ISKA ( UUUUU U )

maqaal

Nin baa hal qudha lahaa , HASHII baa rintay  12 ban bilood buu ka dhur sugaayay , sidii uu caanoo aga dhami lahaa .
Markii ay dhashay ee lays lahaa add maashiin , ayaa MAALMO ka bacdibaba ayaa WARAABE cunay  HASHII .
Habeenkii danbe ayuu ciyay WARAABIHII  ( UUUUU U) UUUUU U (waa codka waraabaha ) .
Ninkii HASHA uu ka cunay baa yidhi : ADNA AAYAR BAAD UUUUU U iska tidhi
INTA LAGU NACAYNA MA OGID .
Waagu markuu beryo bal waa meesha aad gashaa .
WARAABBAW bal waa meesha aad iga gashaa , waanaynu isnaqaanaa .
Ninka hasha waraabuhu ka cunay , wuxuu ahaa nin geesiya oo lawada yaqaano oo soojireen ahaa oo guusha cidi kala tegin .
NINKAA MA GARATEEN ???

CALI MAXAMED BIIXI     caliwwelli@hotmail.co.uk